DHAGEYSO:- Saraakiisha Ciidanka Dowladda ee ku sugan gobolka Hiiraan oo sheegay in ay Al-Shabaab ka qabsadeen Hub fara badan

0

Taliska Ciidanka Mellatariga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay Al-Shabaab ka qabsadeen qalab Ciidan ka dib dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan.

Taliska ayaa sidoo kale sheegay in ay AL-Shabaab gaarsiiyeen khasaaro fara badan isla markaana ay dhaawac culus u geysteen Ciidankii dagaalka ay la galeen.

Waxa uu xusay Taliska in ay Al-Shabaab ka saaraan guud ahaan gobolka Hiiraan bilaha Soo socdo.

Hoos ka Dhageyso Codka:-