DHAGEYSO:- Shacabka Somaliland oo la sheegay iney aqbaleen in ay Soomaaliya ka go’aan, Axmed Siilaanyo oo baaq deg deg ah u diray Beesha Caalamka

0

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa sheegay in shacabka deegaanada Somaliland ay diyaar u yihiin in ay ka go’aan Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in Ra’yi ururin ay sameeyeen Hay’adaha Somaliland lagu ogaaday in shacabka ay diyaar u yihiin in ay ka go’aan Soomaaliya.

Waxa uu tilmaamay in Beesha Caalamka loogu baahan yahay in ay tixgeliso Aragtida shacabka Somaliland iyo baaqa Madaxda Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-