DHAGEYSO:- Shirka Japan iyo Wadamada Afrika oo Maanta lagu soo gabagabeynayo Magaalada Nairobi

0

Shirka Wadamada Afrika iyo Japan ayaa Maanta lagu wadaa in lagu soo gabagabeeyay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

Shirka ayaa waxaa loogu hadlay Maalgashiga Wadamada Afrika iyo sidii loo sii Xoojin lahaa Xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Wadamada Afrika iyo Japan.

Sidoo kale Shirka ayaa waxaa Maanta laga soo saarayaa War murtiyeed ay ku wada heshiiyeen wadamadii shirka ka qeyb galay iyo Japan.

Sidoo kale waxaa Maanta lagu wadaa in ay Magaalada Nairobi ay ku kulmaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ra’isal Wasaaraha Dalka Japan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-