DHAGEYSO:- Somaliland oo Eedeyn kulul u jeedisay Madaxda Somaliland, kuna baaqday hal Arrin

0

Maamulka Somaliland ayaa Madaxda Dowlada Federaalka Soomaaliya waxa ay ku eedeeyeen in ay burburiyeen Heshiisyo ay horay u wada gaareen.

Sidoo kale Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay ka xun yihiin burburkii ku yimaada heshiis ay horay u wada gaareen.

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arrimaha gudaha Axmed Aadan Ismaaciil ee Somaliland ayaa sheegay in in ay muhiim tahay in dib loo bilaabo wada hadalada Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-