DHAGEYSO:- Soomaali Tahriibeyaal ah oo lagu qabtay Xadka u dhexeeya Mareykanka iyo Mexico

0

Laanta kormeedka Xaduudaha  dalka mareykanka ayaa sheegtay in labadii sano ee la soo dhaafay tiro badan oo muhaarijiin sharci darro doonayay in ay ku galaan  Mareykanka, lagu qabtay xaduuda uu mareykanku la wadaago dalka dalka mexico .

Muhaajiriinta Ciidamada Ilaalada Xaduuda Mareykanka ay Gacanta ku dhigeen ayaa la sheegay in ay ku jiraan Soomaali doonayay in ay Gudaha u galaan Wadanka Mareykanka.

Laanta kormeedka Xaduudaha  dalka mareykanka in Dadka Tahriib doonka ah ee soo galaya Wadankeeda ay aad u bateen islamarkaana ay ka hortagayaan Dadka Soo galootiga ah si loo Xaqiijiyo Amniga Dalka Mareykanka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-