DHAGEYSO:- Tarsan oo soo jeediyay in Xilka laga qaado Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya, sheegayna in Dowladda ay fashil lugaha la gashay

0

Musharaxa Madaxweyne ee dalka Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in ay ay wanaagsan tahay in dad loo xer xero lacagaha laga Xaday Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in ay xilalka laga qaado dhamaan Hay’adaha Maaliyada ee dalka si loo soo saaro dadkii Xaday lacagta Dowladda.

Waxa uu tilmaamay in Dowladda ay fashil lugaha la geli weyso hadii dad loo soo xer xeri waayay lacagaha laga Xaday Bangiga dhexe ee Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-