DHAGEYSO WAREYSI:- Wariye ku Sugnaa Maqaayada ay wax ka dhaceen oo si qiiro leh kaga hadlayo Wixii dhacay

0

Waxa weli rasaas Xoogan ay ka socotaa gudaha Maqaayada Banaadir Beach ee ku taalla Xeebta Liido ee Muqdisho.

 

Wariye C/raxiin Daacad oo ka mid ah Wariyaasha Horn Caple ee Muqdisho oo ka mid ahaa dadkii goobta ku sugnaa markii ay wax dhacaayeen ayaa ka wareysanay qaabkii ay wax u dhaceen.

 

Waxa uu sidoo kale ka warbixinayaa dadkii ku dhintay intii uu arkay iyo xaalada guud ee Maqaayada la Weeraray.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-