DHAGEYSO WAREYSI XASAASI AH:- Madaxweynihii Hore ee Galmudug oo ka hadlay Arimo Xasaasi ah Fariina u diray Puntland

0

Madaxweynihii Hore ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin Ayaa ka Hadlay Xaalada Magaalada Gaalkacyo ka Taagan Maalmahan ee ku Aadan Go.anka Puntland.

Maxamed Axmed Caalin Ayaa Sheegay in Go.anka Puntland ee Xadidaada Gawaarida Koonfurta Somalia ka yimaada uu Yahay Mid Dhibaato u keeneysa Puntland.

Waxa uu sheegay in Go.ankaasi uu Yahay Mid Puntland u Horseedi kara in Xaalada Faraha kasii Baxda oo Nabada Puntland la Waayo.

 

 

HALKAAN KA DHAGEYSO