DHAGEYSO:- Wasiir Maareeye oo Banaanka soo dhigay Sirta ka dambeysa Qaraxii Hotel SYL ee Muqdisho, Fariina u diray Shacabka

0

Wasiirka Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed loogu baahan yahay in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in shacabka iyo Ciidamada amaanka hadii ay si wadajir ah u shaqeeyaan in laga guuleysanayo cid walbo oo dooneyso iney dhibaato ka geysato Muqdisho.

Sidoo kale waxa uu sheegay in loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Muqdisho iney si dhab ah ula shaqeeyaan Ciidamada amaanka.

Waxa uu sheegay in wada shaqeynta shacabka ay muhiim u tahay laamaha amaanka ee Dowladda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-