DHAGEYSO XASAASI:- Maamulka Galmudug oo u Hanjabay Puntland iyo Talaabo ay qaadi doonaan Todobaadkan Gudihiisa

0

Iyadoo Wali Xiisado Dhowr Mar ku soo Laab Laabtay Gaalkacyo una Dhaxeeyay Galmudug iyo Puntland aan wali laga Gaarin Heshiis Dhab ah oo Shacabku ay ku Wada Noolaadan ayaa Wali waxa soo Baxaya Edeymo Maamulka Puntland ay u Jeedinayaan Dowlada Galmudug oo ay ku Tilmaamayan in Falalka Waqooyiga Gaalkacyo ka Tagan ay ka Danbeeyaan ama ay lug ku Leeyihin Dowlada Galmudug

Edeymahaasi oo intooda Badan uu jeediyay Madaxweyne ku xigeenka Puntland ina Camey aya waxa arintaasi ka Jawaabay Wasiiro ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug oo Hadalka Madaxweyne ku xigeenka Puntland ku tilmaamay in uu abuurayo dhibaato  iyo Xasarad lagu dhax Beerayo Shacabka Labada dhinc

Wasiirka Dib u Heshisiinta Dowlad Gobaledka Galmudug mudane  Cismaan Maxamed Cali oo ku Sugan Gaalkacyo ayaa  waxana uu ka Jawaabay Hadalo ka soo baxay Puntland isagoona Wasiirku shegay in Shaqsiga uu u Hadlay Puntland uusanba Heysan Kalsoonida Deganada uu ka soo jeedo ,loogana Bahan yhy in Dadkiisa uu mideeyo Ugu horeen

HALKAAN KA DHAGEYSO