DHAGEYSO XASAASI:- Mid ka mida Beelaha Dega Dhuusemareeb oo ka cabanaya Siyaasiyiin Dowlada ka tirsan iyo faragelin Dhaqanka iyo Siyaasada

0

Mid kamid ah Odayaasha Beelaha Daga Dhuusomareeb ayaa ka Hadlay Siyaasiyiin kasoo Jeeda Beesha oo Dowlada Somalia ka Tirsan.

Nabadoon Mire Xaashi Guutaale ayaa ka Hadlay Shaqsiyaadka Beesha Farogalinta ku Heysa isagoo sheegay in leesku Qalday Dhaqanka iyo Siyaasada.

Waxa uu Odaygan oo Beesha ka Tirsan Sheegay in Laf kamid ah Beesha Ay Wado in Xilka laga Qaado Nabadoonka Beesha Ay leedahay.

Waxa uu dhanka kale ka Hadlay Maamulka ahlu-suna ay Dhankooda Farogalin ku Hayaan isla markana lakala Safteen Beesha Dhexdeeda.

HALKAAN KA DHAGEYSO