Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Aden Geelle Maxamuud.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa xalay oo ay taariikhda ahayd 30-08-2016 ku geeriyooday magaalada Laascaanood Allaha u Naxariistee Marxuum Aden Geelle Maxamuud

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Aden Geelle Maxamuud, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Geelle Maxamuud, gaar ahaan Walaalkeen Xasan Aden Geelle Maxamuud, Xaaskiisa iyo caruurtiisa iyo dhamaan asxaabtii uu ka baxay Marxuum Aden Geelle Maxamuud, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Aden Geelle Maxamuud , waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Aden Geelle Maxamuud Janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Kaa Lamid Ah Diraya.

1- Cabdi Muuse Shiil

2- Jaamac Muuse Ciise

3- Axmed Maxamed Cali Guufe

4- Cabdulqaadir Axmed Xirsi

5- Cabdirisaaq Ciise (Ajaay)

6- Libaan Xuseen Cali Shire

7- Nuur Cabdulqaadir Ugaas

8- Maxamuud Aden Cameey

9- Cawil Maxamed Geelle

10- Saciid Maxamed Guure 

11- Faarax Muuse Ciise

12- Salaad Guureeye Maxamuud

13- Faarax Axmed Cabdullaahi Shuuriye

14- Liibaan Garboole

tacsiii