Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Nabadoon Abshir Faarax Khalad Iyo Marxuum Cali Geelle Khalad.

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhda ahayd 29-08-2016 ku geeriyooday magaalada CaabudwaaqAllaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Abshir Faarax Khalad Iyo Marxuum Cali Geelle Khalad.

Dhamaan Bahweynta Allgalgaduud Media, Maamulka iyo Shaqaalaha, Anaga oo ka tiiraanyonayna geeridan naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Abshir Faarax Khalad Iyo Marxuum Cali Geelle Khalad, waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Faarax Khalad, Reer Geelle Khalad, xaasaski iyo caruurti iyo dhamaan asxaabtii ay ka baxeen Marxuum Nabadoon Abshir Faarax Khalad Iyo Marxuum Cali Geelle Khalad, waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu dhamaanteen samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Nabadoon Abshir Faarax Khalad Iyo Marxuum Cali Geelle Khalad , waxaa sidoo kale aan Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Nabadoon Abshir Faarax Khalad Iyo Marxuum Cali Geelle Khalad janadi fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Waxaa Sidoo Kale Dhambaal Tacsiyeed Oo Tiiraanyo Leh Diraya.

Dhamaan Jaaliyadaha Galguduud Iyo Jubbooyinka ee dalka Dibeddiisa.

إِنَّ للهِ ما أَخَذ، وَلَهُ ما أَعْـطـى، وَكُـلُّ شَيءٍ عِنْـدَهُ بِأَجَلٍ مُسَـمَّى.فَلْتَصْـبِر وَلْتَحْـتَسِب. أَعْظَـمَ اللهُ أَجْـرَك، وَأَحْسَـنَ عَـزاءَ ك، وَغَفَـرَ لِمَـيِّتِك

tacsiii