SAWIRRO CADEYN AH:- Puntland oo qaaday Talaabo Guuldarro u ah Galmudug

0

Maamulka Puntland ayaa sameeyay Talaabo u muuqata in ay doonayaan in Dagaal dhexmaro Maamulada Puntland iyo Galmudug,iyagoo Qoryo Saartay Gaadiid Nuuca Dagaalka ah oo Galmudug Dekedda Hobyo uga soo degay.

Talaabadaan ayaa u muuqata in Maamulka C/wali Gaas ay Qorsheynayan sida la Shegayo in si toos ah la isaga Hor Keeno Shacabka Gaalkacyo Balse arintan aya waxa diidan sida aan Wararka ku helayno Odayaasha Beesha u Badan waqooyiga Gaalkacyo kuna Leh Hanti badan kuwaasi oo si toos ah ula xiiray madaxda puntland kana codsaday in xiisada gaalkacyo la soo afjaro arintana odayasha faraha looga qaado

1 2 3 5 6