TOP DAAWO:- Shir lagu heshiisiinayay Beelo Colaad u dhaxeysay oo Lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Gaalkacyo

0

 

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Waxa Halkaasi lagu Soo Gaban Gabeeyay Shirweyne loo Qabtay mid ka Mida Beelaha Galmudug Waxana Shiraasi oo ahaa mid soconayay Mudooyinkii Danbe aya Dib loo soo Gaban Gabeeyay iyadoona Shiraasi laga Soo Saaray Qodobo Muhiim ah oo ku adan Nabada ee Beeshaasi ay isla Qaadatay
inta uu Shirwaynaha u socday aya wxa lagu soo Hadal Qaaday arimo badan oo muhiim ah waxaana shiraasi a qayb galay Masuuliyin ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmdug oo ay ka mid yihiin wafdi heer wasiiro ah kuwaasi oo Goob joog ahaa Madasha lagu soo Gaban Gabeenayay Shirwaynahaasi oo dhawaantan ka Socday Magalada Gaalacyo.

HALKAAN KA DAAWO