TOP DHAGEYSO:- Digniin culus oo Xeryaha Dhadhaab ka imanaysa iyo Shirka Nairobi ka Socda Wax looga hadalayo

0

Sida ay cadeeyeen Shaqaalaha Qaramada Midoobeey Ee Kusugan Xeryaha Qaxootiga waxa ay sheegeen in Ciidanka Kenya ay Handadaad ku hayaan iyo Hadalo Is footo ah Soomaalida Xeryaha Dhadhaab ku Jira.

Iyadoo Soomaalida Badankood ay haatan wadaan inay kasoo laabtaan Xeryaha Qaxootiga ayaa Ciidanka Kenyaanka Ee Halkaasi kusugan waxa la sheegay inay Hanjabaad ugeysanayaan Dadka dib usoo laabashada wada.

Maxamed Burhaan waa Xubin katirsan Q/M waxa uu qaabilsan yahay diin waan gelinta dadka Soomaaliya ku laabanaya isagoo sheegay inay hayaan Macluumaadka ah Handaad iyo Hadalo dhago hadal ah oo Askarta Kenya ku sameeynayaan Dadka Soomaaliyeed.

Dhadhaab oo ah Xerada Qaxootiga ugu weyn Adduunka ayaa waxa Dawlada Kenya dhawaan ay shaacisey inay xiri doonto Amnigeeda si ay usugto Awgeed tiiyoo ay jirto ayaa hadana Soomaalida dib ulaabaneysa waxa tacadi ay kala kulmayaan Ciidanka Kenya.

HALKAAN KA DHAGEYSO