TOP DHAGEYSO:- Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo ka hadlay dhaqdhaqaaqyo Somaliland kawado xuduudka Nugaal iyo Sool.

0

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne ayaa sheegay inay si dhow ula socdaal caadaqaayaal u shaqeeya Soomaaliland oo sanaadiiq la wareegaya deegaano kuyaala xaduudka gobolada Nugaal iyo Sool.

Gudoomiyaha ayaa sheegay ciidamada amniga gobolka Sool in laga doonayo inay gacanta ku dhigaan kooxaha sanaadiiqda gawaarida kula wareegaya deegaanada gobolka Sool,.

Wuxuu sheegay dowladda Puntland inay amar ku bixisay inay laga hortago cid walba oo iskudayaysa inay deegaanadeeda keento sanaadiiqda diiwaan gelinta.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA GUDOOMIYAHA.