TOP DHAGEYSO:- Madaxweyne Cali Khaliif Galleyr oo Shir gudoominayay Kulan Xasaasi iyo Hadal layaab leh oo ka soo yeeray

0

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Prof.Cali Khaliif Galleyr ayaa waxa uu shir gudoomiyey Kulan Xasaasi ah oo ka dahcay Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Maamulkaasi.

Cali Khaliif ayaa soo jeediyey hadal miisaankiisu cuslaa oo dadka iyo siyaasiyiinta Khaatumo ay la dhaceen intooda badan haba jiraane Xubno dhaliilsanaa warkiisa.

Professor Galleyr waxa uu sheegay in ay ubaahan yihin ka mid noqoshada Dawlada Cusub taasi oo soo dedajisay buu yiri inay wada hadal la furaan Maamulka Soomaaliland oo xal ay u arkeen.

Cali Khaliif oo sii hadlayey waxa uu dhinaca kale ugu baaqay hadii ay jiraan wado kale oo hormar usaadaalineysa Khaatumo cidii heysa ay soo dhaweenayaan wadahadalka Soomaaliland looga maarmi karo.

Warkaasi ayaa macquul waxay tahay in Soomaaliland si kale ufahanto ee kasoo yeeray Cali Khaliif xilli ay jirto isku soo dhawaanshiyo mudooyinkii dambe ka dhex jiray Labada Maamul Ee Deriska ah.

HALKAAN KA DHAGEYSO