TOP DHAGEYSO:- Nabadoon Yaasiin Gaani oo ka hadlay Sababta uu u Baaqday Kulankii Odayaasha Galmudug iyo Puntland iyo Ciidanka Lasoo Dhoobay

0

Nabadoon Yaasiin Maxamed Gaani oo kamid ah Nabadoonada Gobola mudug ee Galmudug ayaa ka Hadlay Sababta uu u baaqday kulankii dhexmari lahaa Labada Dhinac.

Nabadoon ayaa sheegay in kulanka lagu balansanaa hase yeeshee odayaasha Puntland ay Codsadeen in kulanka loo Baajiyo.

Yaasiin ayaa sababta ku sheegay in odayaasha ay soo Gashay ka qeyb Galka aas ka dhacayay Dhanka Waqooyi.

Dhanka kale ayuu ka Hadlay Ciidan la Sheegay in lasoo Dhoobay Dhanka Waqooyiga Gaalkacyo ee Puntland.

HALKAAN KA DHAGEYSO