TOP DHAGEYSO:- Odayaasha Dhuusamareeb iyo Guri Ceel oo looga yeerayo Cadaado iyo Maamulka Ahlu sunna oo xer xeraya

0

Magaalada Cadaado Waxaa ka socota isla markana ka Bilaabatay Soo Xulista Xubnaha Barlamaanka Galmudug ee Soomaaliya u Matalaya,

Xubnaha Waxaa soo Xulaya Odayaasha Somaliyed Waxana Odayaasha Galmudug looga Yaaray Cadaado si Codkooda u Bilaabaan.

Odayaasha Galmudug ee ku Sugan Dhuusomareeb iyo Guriceel Ayaa Dhankooda soo Xulaya Xubnaha Barlamaanka ee Galmudug u Matalaya Degaanadaasi hase Yeeshee Maamulka Ahlu-suna ayaa Bilaabay in uu Xir Xiro Odayaasha Qaar.

Sababta keentay Xariga iyo Qaabka Arintaasi looga Badbaadi Karo Waxaa ka Hadlay gudoomiyihii Hore ee Gudiga Amaanka Farsamo Galmudug Cowke Xaaji Cabdi Raxmaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO