TOP DHAGEYSO:- Wafdi iyo Siyaasiyiin ka Soo Jeeda Degaano ka Tirsan Galmudug oo baaraya Xaalada dadka ku nool Mudug iyo Galgaduud

0

Wafdi iyo Siyaasiyiin ka Soo Jeeda Degaano ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Waxa ay Socdaal ku Tageen Deganka Bangeelo ee Gobalka Mudug Waxana Wafdiga oo u Badnaa Siyaasiyiin ay Booqdeen Goobo Muhiim ah sida Goobaha Waxbarashada

Qaar ka Mida Xubnaha Siyaasiyiinta iyo Waxgradka ka Soo jeeda Deganadaasi aya waxa ay warbixino ka dhageesteen baahiyaaha ka jira halkaasi waxana ay shegeen in ay wax badan ka qaban doonaan horumarka deganka bangeele ee gobalka galgaduud ee galmudug isla markana waxa uu shaaca ka qaaday in dhanka waxbarashada hada degankaasi waxbadan laga dareemayi

Wafdiga degaankasi dagay aya waxa ka mid saraakiil ciidan iyo siyaasiyiin waxana markii ay halkaasi gaareen ay la hadleen arday ay booqdeen iyo sidoo kale qaar ka mida odayasha degankaasi

HALKAAN KA DHAGEYSO