Wax Ka Baro Taariikh Nololeedka Weriyada Nimco Cumar Maxamed ‘Nimco Samriye’ Halka Aay Kasoo Bilowday Halganka Nolosha..

0

NIMCO CUMAR MAXAMED oo badi loo yaqan (nimco Samriye) laakin siday nimco iishegtay SAMRIYE waa Naanaysta aabehed CUMAR MAX’ED.

Nimco samriye waxay ka mid tahay dhalinti ku dhalatay Magaalada Muqdisho ee Dalka Somalia, Waxaa la keenay nimco hargeysa iyado aad u yar isla markaasna ay ku barbartay.