Wax Ka Ogoow Qisada Dhaqtarad u dhalatay Dalka maraykanka oo diinta islaamka qaadatay.

0

Dhaqtarad oo lagu magacaabo Oriifa ayaa ka shekaynaysa sida ay ku soo Islaamtay waxaana ay leedahay “ Waxaan ahaay Dhaqtarad cudurada haweenka iyo dhalmadda, oo ka shaqeynayay mid ka mida cisbitaaladda dalka Maraykanka, Maalin maalmaha ka mida ayaa waxaa ii timid haweeneey Muslimad ah si ay isbitaalka ugu umusho. Waxaa ay ahayd mid xanuun saa`ida dareemaysa dhalmada ka hor.