Weli Ma Is Weeydiisay Maxaa imaamka xaramka dadka looga celiyaa? Illaalo Ciiidan Ahna Loogu Sameeyay Naf Ahaantiisa..?

0

Imaamyada Masjid xaraamka iyo masjidka nabiga صلى الله عليه وسلم askar ayaa dadka ku soo yaacaya ka celisa markay masjidka galayaan niyo markay ka baxayaan. Sababtu waxaa weeye jacaylka iyo xiisaha muslimiintu u hayaan culumada gaar ahaan imaamyada xarameynka; si aanay dadweynaha qiiraysan u waxyeelayn imaamyada ayaa laga celiyaa dadka ku soo qamaamaya.

Habeen hore markii S