Xikmado Qaali ah oo Naftaada Ku Hormari Karto, Ka Faa’ideyso Intaadba Wakhti Heleysid..

0

Haddii aad cadhooto waxaad la mid tahay qof cabay sun isagoo doonaya inuu cadawgiisu ku dhinto. Kaasi oo moog inuu yahay kan dhimanayaa isagan cabay. Sidaasi ayay cadhadu adiga kuu dilaysaa.