DAAWO: Mas'uuliyiinta Galmudug Iyo Shacabka Oo Si Caro Leh Uga Hadlay Duqeyntii Mareykanka.

0

Masuuliyiinta Maamulka Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa Saxaafadda ugu soo bandhigay Deegaanka Jeexdin ee Gobolka Mudug gaadiidkii ay saarnaayeen Askarta ka tirsan galmudug ee la duqeeyay waxaana mas’uuliyiintaasi ay shaaciyeen Xogo yaab leh dad badana ka careysiisay.

 

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO