DAAWO SAWIRADA:- Askartii Galmudug uga dhimatay Duqeyntii Saakay oo Gaalkacyo lagu aasay

0

Saddex iyo Toban Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Maamulka Galmudug ee ku dhintay Duqeyntii ka dhacday Degaanka Jeexdin ee Waqooyi Bari Gobolka Mudug ayaa Maanta lagu aasay Magaalada Gaalkacyo dhanka Maamulka Galmudug.

Aaska Askarta ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug iyo qaar ka mid ah Bulshada Magaalada Gaalkacyo.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

02-9-1 03-7 04-5 05-4 06-3