DAAWO SAWIRRADA:- Gaadiidkii Dagaalka Galmudug ee Mareykanka duqaynta ku burburiyay.

0

Waa sawirran muujinaya weerarkii aroornimadii ee saakay lagu qaaday laba ka mid ah gaadiidka dagaalka ee Ciidamada Maamulka Galmudug, xilli ay marayen Deegaanka Jeexdin, oo dhaca duleedka Magaalada Gaalkacyo.

Duqayntan oo ay fuliyen diyaaradaha dagaalka Mareykanka, ayaa waxay ku bartilmaameydsadeen gaadiidkan, iyadoo la xaqiijiyay dhimashada 10 askari iyo dhaawaca saddex ruux oo rayid ah.

Duqaynta, ayaa waxaa xigay dagaal ay ka qayb qaateen Ciidamada PS-ta Puntland, oo ah ciidan si gaar ah u tababaran, iyagoona la dagaalamay dad lagu sheegay inay deegaan ahaan ka soo jeedaan Galmudug.

Hoos ka Daawo Sawirada:-

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14