DAAWO:- Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo cadeeyey in saxiixii MOU uu Soomaaliya halis ka bad-baadiyey.

0

Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Nuur ayaa qiray in MOU ay saxiixday Xukuumadii Raysal Wasaare Cumar Cabidirashiid sanadkii 2009 ay ku saxsanayd, arinkaasna ay mudan tahay in lagu amaano,

Halkaan hoose ka daawo muqaalka Xeer Ilalaiyaha Qaranka oo ka hadlaya arinta Badda Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

HOOS KA DAAWO