DEG DEG+DHAGEYSO:- Dib u dhac mar kale ku yimid Doorashada Soomaaliya

0

Guddiga doorashada ee Soomaaliya ayaa goor dhowayd shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo ay kaga hadleen kuna xaqiijiyeen dib u dhaca ku yimid taariikhaha horey loogu asteeyey doorashada waddanka ee hay’adaha iyo madaxda dawladda.

Waa markii labaad oo la shaacinayo in doorashada dib u dhac uu ka yimid, ayada oo taariikhdii hore ee doorashada xilka madaxweynaha ay ahayd 10-ka September.

HALKAAN KA DHAGEYSO WARIYE KU SUGAN GOOBTA GUDDIGA SHIRKA JARAA’ID KU QABTEEN OO FAAHFAAHIN KA BIXINAYA