DHAGEYSO:- Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo amar Culus dul dhigay Ku Xigeenadiisa

0

Gudoomiyahagobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ku amray ku Xigeenadiisa in ay dardar geliyaan howlaha qaadista Canshuuraha.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in Gudoomiye ku Xigeenada loogu baahan yahay dardar gelinta qaadista Canshuurta guryaha.

Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in Gudoomiye ku Xigeenada lagu amray in ay si dhaw ula shaqeeyaan Gudoomiyeyaasha degmooyinka.

Waxa uu tilmaamay in Gudooomiyaha Gobolka uu sheegay in sidoo kale laga wada shaqeeyo qaadista iyo dardargelinta howlaha Canshuuraha.

Hoos ka Dhageyso Codka:-