DHAGEYSO:- Maareeye Ku Xigeenka Dekeda Muqdisho oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, Kuna baaqay in hal Arrin laga wada shaqeeyo

0

Maareeye ku Xigeenka Dekeda Magaalada Muqdisho Axmed Cabdi Kaariye oo shalay gaaray Magaalada Cadaado ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga wada shaqeeyo hormarinta deegaanada Galmudug.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in loo baahan yahay in ay sii xoojiyaan Masuuliyiinta Galmudug amaanka deegaanada Galmudug.

Maareeye ku Xigeenka Dekeda Magaalada Muqdisho Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu baaqay shacabka in ay la shaqeeyaan Ciidamada amaanka inta ay socdaan qorshaha doorashooyinka ee Galmudug.

Hoos ka Dhageyso Codka:-