DHAGEYSO:- Stephen Schwartz oo la Kulmay Soomaalida Minnesota, kana hadlay Weerarkii ka dhacay Duleedka Magaalada Gaalkacyo

0

Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz oo maalmahan booqasho ku joogay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, ayaa Soomaalida gobolkaasi u sheegay in dawladda Soomaaliya looga baahan yahay inay ka shaqayso afar qaybood oo ay ku mid yihiin amniga, caddaaladda, dhismaha dawladda iyo dib u hesshiisiinta.

Waxa uu sidoo kale ka hadlay weerarkii dhowaan ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacayo. Warbixintan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Daandurey.

Safiirka ayaa Soomaalida Mareykanka ku nool ugu baaqay in ay Muhiim tahay in si wadajir ah loogu wada shaqeeyo afarta qeybood ee uu soo sheegay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-