DHAGEYSO:- Sugida amaanka gobolka Hiiraan oo laga Shiray iyo digniino loo diray Shacabka gobolka

0

Afhayeenka gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Dabaashe ayaa shacabka gobolka Hiiraan ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan sugida amaanka gobolka.

Afhayeenka ayaa sidoo kale sheegay in gurigii lagu qabtaa waxyaabaha qarxa ama hub ay Maamulka gobolka la Wareegayaan cida masuulka ka ahna la Xerayo sida uu sheegay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay bilaabayaan howlgalo Culus oo joogta ah oo ay ku xaqiijinayaan amaanka guud e gobolka Hiiraan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-