DHAGEYSO WARBIXIN:- Faahfaahin ku saabsan Heshiiska laga gaaray Colaada Magaalada Marka

0

Magaalada Muqdisho waxaa lagu soo gaba gabeeyey shir muddo afar maalmood ah uga socday odayaasha dhaqanka beelo muddooyinkan danbe ku dagaalamayey magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Odayaasha laba dhinac ayaa gaba gabadii kulanka waxay isla gaareen heshiis lagu joojinayo colaada labada dhinac. Sidoo kale waxaa lagu baaqay in gargaar dag dag ah lala gaaro dadka ay colaadaha saameeyeen ee magaalada Marka.

HALKAAN KA DHAGEYSO