DHAGEYSO WAREYSI XIISO BADAN:- Guddiga Doorashada Soomaaliya oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, kana hadlay go’aanka Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan

0

Guddiga Federaalka Hirgelinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay in mar kale uu dib u dhaco Waqtiga loogu tala galay iney ku dhamaadaan doorashooyinka Soomaaliya.

Afhayeenka Guddiga Federaalka Hirgelinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan ayaa ka warbixiyay sababaha keenay iney dib u dhacdo doorashada iyo rajada ay ka qabaan dhaqan galka Jadwalka Cusub ee doorashada Soomaaaliya.

Afhayeenka ayaa sidoo kale ka hadlay Cabashada ku aadan Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Somaliland eek u aadan Xubnaha ay ku yeelanayaan Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

Afhayeenka Guddiga Federaalka Hirgelinta doorashooyinka dadban ee Soomaaliya Maxamed Keynaan ayaa sidoo kale sheegay in rajo wanaagsan ay ka qabaan in ugu dambeyn 30 November ay doorasho ka dhacdo Dalka.

Hoos ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran:-