DHAGEYSO:- Xarumo lagu Daryeelo Caruurta darbi jiifka ah oo laga furayo gobolada Dalka ka dib markii Cashar laga bartay Xaruntii laga furay Muqdisho

0

Waxaa 1 sano ka soo wareegatay markii la aas aasay Xarunta lagu daryeelo caruurta darbi Jiifka ah ee laga furay Magaalada Muqdisho.

Xaruntaan ayaa waxaa aas aastay Marwada Madaxweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sahro Cumar Xasan.

Marwada Madaxweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Sahro Cumar Xasan ayaa Xaflad ka dhacday Magaalada Muqdisho ayaa sheegtay in Xaruntaan oo kale ay ka furi doonto gobolada Dalka.

Waxa ay sidoo kale ka sheekeeysay qaabkii ay ugu suurta gashay in ay furto Xaruntaan isla markaana ay isku keento Caruurtaan faraha badan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-