DHAGEYSO XASAASI:- Maamulka Galmudug oo ku Hanjabay in qaab siyaasadeysan ay kaga Fal celin doonaan duqeyntii ka dhacday Bariga Gaalkacyo

0

Duqa dagmada gaalkacyo ee galmudug oo kaqayb galay dibax looga soo horjeeday Duqayntii lagu dilay askartii galmudug ayaa sheegay in galmudug aysan uga jawaabidoonin Falkaasi qori caaradii balse ay si xeeladaysan uga fal celindoonan.

Xirsi yuusuf bare ayaa dhankale meeriyay qaarkamid ah magacyada askartii galmudug ee lagu Dilay duqayntii maraykanku ay kagaysteen duleedka gaalkacyo.

HALKAAN KA DHAGEYSO