DHAGEYSO:- Xildhibaan Maxamed Calooleey "Reer Galmudug Waa Loo Bareeray".

0

Xildhibaan Maxamed Calooleey oo ka mid ah Xildhibaanada Galmudug ayaa waxa uu ka warbixiyay qaabka wax u dhaceen iyo qasaaraha ka dhashay weerarkii diyaaradaha Mareykanka.

Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in tirada dhimashada iyo qasaaraha gadiidka dagaalka ay sii kordheen.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media