DHAGEYSO+SAWIRRO:- Dibedbax Maalintii Labaad Ka Socda Magaalada Gaalkacyo Iyo Magacyada Askartii Galmudug Looga Laayay Duqeynta Mareykanka Oo La Shaaciyay.

0

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo dhanka maamulka Galmudug ayaa waxa ay sheegayaan in maalintii labaad uu halkaasi ka socdo dibedbax weyn oo looga soo horjeedo duqeyntii diyaaradaha Mareykanka u geysteen ciidamda maamulka Galmudug.

Warkan aya aintaasi waxa uu ku darayaa in dibedbaxa maanta lagu shaaciyay magacyadii askartii kaga dhimatay Maamulka Galmudug duqeynta diyaaradaha Mareykanka.

 

 

 

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

dal dal1 dal2 dal3 dal4 dal5 dal6

Waxii Kasoo Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media