Dowladda Kenya oo Sargaal ka tirsan Al-Shabaab Madaxiisa Lacag dul dhigtay

0

Dowladda dalka Kenya ayaa u balan qaaday cidii war ka keentay  Ramadhan Kioko oo la sheegay inuu yahay qof argagexiso ah oo la sheegay inuu xirir la leeyahay dhaq dhaqaaqa Al-Shabab.

Wasiirka arimaha gudaha Dowladda Kenya ayaa sheegay in ninkaan uu ka danbeeyay weerar 26-July ka dhacay degaan xeebedka Lamu ee dalkaasi oo saraakiil bam dhulka loogu aasay ay ku dhawacmeen.

Wasiirka ayaa shacabka ugu baaqay in ay macluumad ka keenan ninkaasi oo qorshe badan u maleegay Kenya.

Waxaanan la ogeyn halka rasmiga ah uu ku dhuumalaysanayo  Ramadhan Kioko.