DHAGEYSO+WAR-SAXAAFADEED:- Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Dhalinyaradii lagu Xukumay Dalka India, Warna ka soo saartay

0

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dhalinyarada Soomaaliyeed ee lagu Xukumay dalka India ay ahaayeen Kaluumeysato Markii hore Gudaha Soomaaliya Maraakiib Hubeysan oo si Sharci daro ah uga Kaluumeysanayay ay qabteen Dhalinyaradaan kadibna ay ku sheegeen in ay Burcadbadeed soo qabteen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Hoos ka Akhriso War Saxaafadeedka:-

war-saxaafadeed