TOP DHAGEYSO:- Askari Galmudug ah oo ka soo badbaaday Duqeyntii Mareynkanka oo XOG cusub bixiyay

0

Duraan Siciid Carab oo kamid ah Ciidankii Galmudug ee kasoo badbaaday Weerarkii Duqaynta ahaa ee dhowaan lala beegsaday ayaa ka warbixiyey Sida ay wax u dhaceen.

Arinta la xiriita Duqayntii Duleedka Gaalkacyo ayaa abuurtay Xiisad wayn, iyadoo sidoo kalana Kooxda Al-shabaab ay sheegtay inayna Jirin wax ciidan ah oo Aaga duqaynta ka dhacday ka Joogay.

HALKAAN KA DHAGEYSO