TOP DHAGEYSO:- Dhaqaatiir ka warbixisay Xaalada caafimaad Askartii ku waxyeeloobay Duqeyntii Mareynkanka iyo Nuucyada Gantaalada loo isticmaalay

0

Maxamuud Axmed Maxamed,oo ka mid ah dhakhaatiirta ka shaqeysa isbitaalka Gaalkacyo ayaa waraysi u siiyay Laanta Afka Soomaaliga Ee BBCda wuxuu sheegay dhaawacyada ay dhigeen isbitaalka Sida wax u soo Gaareen Iyo Noocyada Hubka Dhaawacooda Sababay wuxuuna Sheegay in ay qabaa Dhaawacyo Culus.

Dr.Maxamed Ayaa xaqiijiyay in Dhaawaca Askartan Yahay mid ka soo gaaray Walxaha qarxa isagoo ku micneeyay in dhawacooda ka soo Gaaray Firxadka Gantaalkii Lagu Garaacay.

HALKAAN KA DHAGEYSO