TOP DHAGEYSO:- Falanqeyn ku saabsan Doodii Hillary Clinton iyo Donald Trump

0

Dalkan Maraykanka waxaa goor dhawayd la soo gaba gabeeyay doodddii ugu horaysay ee ay si toos ah u yeeshaan labada murashax ee xisbiyda Dimuqraadiga ah iyo Jamhuuriga ee Hillary Clinton iyo Donald Trump. Haddaba, Voa-da ayaa dooddaasi ka waraysatay Cabdiqafaar Wardheere oo taageere Dimuqraddiga, islamarkaasina faalleeya doorashooyinka Maraykanka iyo Feysal Derri oo isna sidoo kale u kuur gala arrimaha doorashooyinka Maraykankna, taageerana xisbiga Jamhuuriga, waxana ku horreeyay Feysal.

HALKAAN KA DHAGEYSO