TOP DHAGEYSO:- Goormee ayaa la soo gaba gabeyn doonaa Shirka maamulka loogu sameynayo Hiiraan iyo Sh/dhexe

0

Wasaarada Arrrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Bartamaha Bisha soo socota la soo gaba gabeyn doono Dhismaha shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Xoghayaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim ayaa sheegay in la soo gaba gabeyn doono Dhismaha shirka Maamul usameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo gogashiisa ay taalo Magaalada Jowhar.

Yaxye Cali Ibraahim Xoghayaha Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in xaaladihii ugu adaa ee shirkan Maamul u sameyntiisa laga soo gudbay inta kale ee hada hartayna ay yihiin kuwo fudud.

HALKAAN KA DHAGEYSO