TOP DHAGEYSO: Khudbadi Shalay Ee Sheekh Shariif Oo Wadnaha Gooysay Xasan Sheekh Maxamuud

0

Khudbadii sheekh shariif ee shalay uu ka jeediyay Xafladii uu ku shaaciyay Musharaxnimadiisa ayaa muujiyay sida uu ugu kalsoon yahay in uu markale Soomaaliya ka noqon doono m/weyne waxaana uu maah maah iyo hadalo sarbeeb ah fariin uga dhigay Xasan shekekh iyo Musharaxiinta kale.
Waxa uu sheegay in dadka qaarkood ay is weydiin karaan Maxaa Lasoo laabatay adoo hore Dawladii KMG aheyd ugu fashilmay balse uu sheegay Maah maah lagu qancay sida uu kalsoonida iskugu qabo.

Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu Dalka yahay mid ubaahan isbadel haatana la gaaray Wakhtigiisii Munaasabka ahaa inuu Madaxweyne Unoqon Lahaa Umadda Soomaaliyeed.

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media