TOP DHAGEYSO:- Xildhibaan Goodax Bare "Dagaal Ooge Xasan Sheekh Iyo Kooxdiisa Waxay Dalka U Horseedayaan Dagaalo Sokeeyo Oo Sababa In Dalka Maxmiyad Galo".

0

Xildhibaan Cabdullahi godax oo kamid ah xildhibaanada soomaaliyeed hore usoo noqday wasiirkii arimaha gudaha iyo federalka ayaa haatan shaciyay in dalka lagelin rabo gumeysi loona dhiibi rabo dalal african ah.

Goodax oo wareysi siinaayay idaacada kuhadasha afka shabaab ayaa sheegay in kooxda Damul-jadiid dalka gacanta ugelin rabo dowladaha shisheeye si loo gumeysto dalkaan.

Sido kale waxa oo madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay in maalin waliba oo dhaco hantiada dalka oo leeyahay asaga iyo kooxdiisa waana mida keyntay in doorashada mar waliba lagu daro bil joogta ah.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media