War Deg Deg Ah: Nin Hubeysan Oo Hadda Nabadoon Dhiif Xasan Cadcadle Ku Dilay Gudaha Magaalada Caabudwaaq.

0

Wararka hadda naga soo gaaraya magaalada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in nin hbeysan uu ku dilay Allaha u naxariistee Nabadoon Dhiif Xasan Cadcadle.

Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa ninkan hubeysan uu dilay Nabadoon Dhiif Xasan Cadcadle isagoo ku sugnaa gudaha magaalada Caabudwaaq.

Ilaa hadda lama yaqaano ninkan hubeysan sababt uu u dilay Marxuum Nabadoon Dhiif Xasan Cadcadle, mana ay jirto cid ka hadashay dilkan.

Waxii Warkan Ka Soo Kordha Kala Soco Allgalgaduud Media