WAR DEG DEG AH+DHAGEYSO:- Banaanbax Rabshado wata oo Maanta ka dhacay Muqdisho

0

Baxaanbax looga soo horjeedo Xukunka Dowladda India ay ku riday Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid.

Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa Dhagax tuur ku bilaabay Gaadiidka Dadweynaha iyo Goobo Ganacsi oo ka ag dhawaa Goobaha uu Banaanbaxu ka dhacayay.

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa kala Eryay dadkii Banaanbaxa dhigay,kuwaas oo diidanaa Xukunkii lagu riday Dhalinyaro Soomaali ah oo Dalka India lagu xukumay.

 

 

HOOS KA DHAGEYSO

Waxii Kasoo Kordha Warkan Kala Soco Allgalgaduud Media